Faxada

Mohaz •
65 Views
Bisayliyo xiiso raagay. Qofki baday sawma-baahna. Bukaan galgacayl bastiiya. Cidii baday saw uma baahna. Akhyaar kala-baadiyawday. Bariidada sawma-doonto. Bartuu kalgacayl fadhiistay. haduuboholyow ku-raago. Jaceylkaaga hantiya. Horjoogaagaa farxada. Anigu waan kaa helaa. Hubaal waan kula-hayaa. hamiga waan kugu hayaa. Waan ku-hanan oo hoy ku-gayn.

Latest Videos

Partner Program Latest Videos Terms of Service About Us Copyright Cookie Privacy Contact